Buugaagti caalamka oo Af-somali loo Turjumay oo maqal ah!




Buugaag Maqal ah oo ruuxdaada la hadlaya, naftaadana kobcinaya!





Nagu saabsan?
5 +
years of
experience
IFIYE SOMALI AUDIOBOOKS: waa app casri ah opo soomaaliyeed oo buugaagta maqalka ah laga dhagaysto, waa hormar iyo waa cusub oo u beryey dadka soomaaliyeed ee wax akhriska jecel balse mashquulka iyo caajisku uu ka hor istaagay, maanta wixii ka dambeeya adigoo safarkaada iyo shaqadaada ku jira ayaad buugaagta dhagaysan kartaa. Hadda kalasoo deg APP-STORE & PLAY-STORE.
Macaamiisheenu maxay dheheen?
App-ka IFIYE runtii kaalin banaaneed ayuu noo buuxiyay waxaana app cajiib ah oo dhalinyaro soomaaliyeed ay aqoontooda iyo dadaalkooda iskugu geeyeen!


IFIYE Runti aniga wehel ayuu ii noqday, mahadsanid!.


App-kaan waan aamini waayay runtii qiimaha iyo sida loogu dadaalay!


Walaalkay Ifiye Wuxuu sameeyey application aad u qiimo badan oo buugaagta laga dhagaysto!


Wuxuu iga caawiyay app-kaani inaan buugaagta dhagaysto anoo shaqadayda ku jira!

Suaalaha soo noqnoqda & Jawaabahooda.IFIYE Waa app casri ah oo buugaagta maqalka ah laga dhagaysto.
App-ka IFIYE waa app rukumasho/subscription ah oo lacag aad u yar oo $5 ah ayaa bishii oo dhan lagu dhaqgaystaa?
Buugaagta waxaa duubay dad caadi ah oo Khibrad dheer u leh Codeynta.
Buugaagtu wey dhammaystiranyihiin.
isticmaalka Appku waa fududyahay balse nalasoo xiriir hadaad fahmi weyso macmiil.
waxaad lacagta u bixin kartaa dhammaan qaababka caalamiga ah ee lacag bixinta sida: Master card, Visa card, Paypal, Evc plus, Zaad, Sahal IWM.
HAddii aad ku Bixisay Card ama paypal haa wuu kaa goosanayaa, balse adiga ayaa cancel dhihi kara haddii aad rabto inaan lacagta lagaa goyn.
Appka IFIYE waxaa sameeyey iskana leh Wiil soomaaliyeed oo lagu magacaabo Yusuf Nur Hashi.